30 April 2012
CAMBAAREYN
KU WAJAHAN WASIIRKA WASAARADDA DASTUURKA IYO DIB-UHISHIISIINTA
DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA AVV. CABDIRAXMAAN
XOOSH JIBRIIL
INUU
FARAHA KULA JIRO ARIMAHA SULDAANADA BEESHA TUNNI SHANGAMAAS
OGG:
Oday dhaqameedyadda Beelaha DIGIL iyo MIRIFLE
OGG:
AQOON YAHANADA G/M
OGG:
URURADDA BULSHADDA
OGG:
BEESHA LEELKASE
OGG:
NABADOONADDA BEESHA TUNNI
Anagoo
ka kooban aqoonyahanadda beelaha DIGIL iyo MIRIFLE, Xildhibaano, Oday
dhaqameedyo iyo wax garadba waxaan si aan gambasho laheyn halkaan ugu
cambaareyneynaa Wasiirka Dastuurka iyo Dib-uhishiisiinta ee Dowladda
Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Cabashooyin
fara badan oo ay naga soo gaareen beelaha TUNNI Shamngamaas
siyaasiyiintooda,, Nabadoonadooda ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in
wasiirku uu faraha kula jira arimaha Suldaanada beelaha TUNNI isgaoo
isla markaasna garbinaayo nin lagu magacaabo Faqi Sayid Faqi.
Wasiirka
oo ay saaxiibo yihiin Proffessor Ali sayid Faqi ayaa olole ba`an ugu
jiro sidii uu Faqi Sayid Faqi uga dhigi lahaa Suldaanka Beelaha TUNNI
uga qeyb gali doono kaalinta kaga aadan beelaha TUNNI soo xulida
xildhibaanada.Barlamaanka Soomaaliya
Waxaa
kaloo aan xaqiijinay in wasiirku uu si musuq maasuq ah ganacsi aan
gambasho laheyn uga dhex wado arimaha suldaanada TUNNI
shangamaas.isagoo ka faa`iideysanaayo 2 qofood oo beesha TUNNI ka
tirsan oo lagu kala magacaabo Xasan Cumar Siciid iyo Faqi Sayid
Faqi oo labadooduba isku heeb ah ama waalid isugu aadan isla
markaasna Suldaanka guud ee beesha TUNNI Suldaan Xeydar Suldaan
Suldaan Maye iyo shacabweynaha beesha TUNNI ku haya carqalad iyo
jahwareer xaga dhaqanka ah iskuna dayaaya iney colaad ka dhex
abuuraan shacabka TUNNI taasoo sababteeduna tahay iney kawaayeen rag
ay iyagu wataan in loogu daro ka mid noqoshadda xildhibaanada lasoo
xuli doono barlamaanka
Wasiirka
iyo labada xubnood ee kor lagu soo sheegay waxaan ugu baaqeynaa iney
si deg deg ah faraha ugala baxaan arimaha lagu soo eedeeyay oo ah
kuwo taagan hada, xubnaha beesha TUNNI u dhashay ee doonaya
suldaanada waxaan si gaar ah ugu baaqeynaa iney ulaabtaan beeshooda
tixgeliyaana suldoonkooda guud Suldaan Xeydar Suldaan Suufi
Suldaan Maye oo xiriir aan lasameynay noo balan qaaday inuu
diyaar u yahay saxida qaladaadka iyo marin habaabinta jirta kana
waanin doono cid walba oo qalad kusocota iney danaheeda ka hormariso
mida guud
Waxaan
kaloo Dowladda Federaalka masuuliyiinteeda ugu sareeya ugu baaqeynaa
iney tilaabo ku wajahan ka qaadaan wasiirka xadgudbay ee shaqo aan
howlihiisa ka mid aheyn faraha lagalay kulana jiro waqti xaadirkaan.
Sidoo
kale beesha uu wasiirku ka dhashay ee Daarood Leel kase waxaan ugu
baaqeynaa iney si deg deg ah u dhex galaan arimaha lagu soo eedeeyay
wasiirka.
SIYAASIYIINTA
DIGIL IYO MIRIFLE EE ISKU MOWQIFKA KA AH CAMBAAREYNTA LOO SOO
JEEDIYAY WASIIRKA DASTUURKA IYO DIB-UHISHIISIINTA CABDIRAXMAAN XOOSH
JIBRIIL
Xuseen
Ma’ed Sh.Xuseen
Xasan
Macali Xuseen
Madoobe
Nuunoow Maxmed
Saalim
Caliyoow Ibroow
Axmed
Cabdi Cumar
Caasho
Cabdi Shiikh
Cabdikaafi
Macalin Xasan
Ismaaciil
Cabdi Maxamed
Ibraahim
Isaaq Caymooy
Maxamed
Cli Cumar Shego
Cabdinur
Cabdulkadir bolheed
Maxamed
Nuuraani Bakar
Cali
Sh.Max’ed Nuur
Isaaq
Maxamuud Maxamed
Macalin
Maxamuud Jiis
Xuseen
Cusmaan Xuseen
Muna
Maxamed Abiikar
Dr.Khaalid
Cumar Cali
Avv.Axmed
Ibraahim Max’ed
Sh.Aadan
Madoobe
Yuusuf
Maxamed Kheyr
C/Laahi
Aadan (Black)
Sareedo
Maxamed Cabdalla
Sh.Nuur
Cali Aadan
C/laahi
Cabdi Garuun
Luul
Cabdi Aadan
Maxamed
Ibraahim Xaabsade
Ibraahim
Aadan (kiish Bur)
Maxamed
Cusmaan Isaaq
Ibraahim
C/laahi Cismaan
Cabdi
Xaaji Yariis
Fowsiyo
Maxmed Shiikh
Ibraahim
Maxamed Isaaq
Maxamed
Maxamuud Xaaji Ibraahiim
Cabdulaahi
Xaaji Xasan Maxamed
Cabdiraxmaan
Sh Ibraahim Maxamed
Aadan
Cabdulaahi Aadan
Cabdulkaadir
Maxamed Aaboow
NABADOONADA
IYO CUKAASHA IYO AQOONYAHANADDA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE
Ibrahim
Muse Herow
Sheikh
Ibrahim Gedi
Ibrahim
Haji Abdow
Sharif
Abdurahman Ibrahim
Ibrahim
Madnuur Abdullaw
Sid
Ali Hassanow
Alow
Hafalow Adan
Sheikh
Awow Madnuur
Abdulrahman
Abdulle Mahad
Osman
Mohamed Mohamu
Sheikh
Dinki Sheikh Hassan
Sheikh
Hassan Sayid Ali
Mohamed
Nuur Adan
Abukar
Sheikh Aweys
Omar
Sheikh Hassan
Mohamed
Abdullkadir Fagi
Awow
Mohamed Idow
Mohamed
Afay Ali Warey
Bakar
Moallim Gab
Suldan
Abdi Suldan Yusuf
Suldan
Osman Ahmed Abdi
Wakil
Haji Hassan Nur Aliyow
Suldan
Omar Suldan Tarashow
Malaq
Moallim Hussein Mohamud
Malaq
Mohamed Malaq Abdi Garun
Xassan
Cumar saciid Faqi Haaji Awiisa
Cumar
Sayid Faqi
Jaylaani
Maxamed Oowfuu
Dr.
Cali Caliyoow
Cumar
Siidoow
Avv.
Cali Maxamed Maxamuud Cali apoole
Wabilaahi
Toowfiiq


