Sunday, 6 May 2012

JAALIYADDAHA TUNNI, TOORE IYO LABATOL EE SOOMALIYA JOOGA IYO KUWA QURBO JOOGTA AH OO HAMBALYO UDIRAY MADAX DHAQAMEEDYADDA SOOMAALIYEED

Baraaweland Press May 6 2012

Anagoo ah dhamaan qeybaha bulshadda ee deegaanada Gobolada shabeeladda Hoose, Jubadda dhexe iyo Jubadda sare waxaan hambalyo udireynaa madax dhaqameedyada Soomaaliyeed ee sida rasmiga ah shirkooda 5tii bishii uga furmay magaalada Muqdishu.

Waxaan si gaara hambalyo ugu direynaa Suldaanka guud ee TUNNI, TOORE, LABATOL Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Maye oo ka mid ah madax dhaqameedka Soomaaliyeed ee ka qeyb galaya shirka uga furmay magaalada Muqdishu

Waxaan madax dhaqameedka Soomaaliyeed kula dar daarmeynaa iney si taxadar leh oo masuuliyadeed uga doodaan Dastuurka qabyo qoraal si fakir badan iyo wada tashi ahna uga fiirsadaan qodobada ka hadlaaya arimaha Federaalka isla markaasna ka fogaadaan waxyaalihii ka dhacay Mbagathi oo kale.

Waxaan kaloo kula dar daarmeynaa madax dhaqameedyadda Soomaaliyeed iney si xil kasnimo ah uga fiirsadaan cida ay usoo xulayaan xildhibaanka Barlamaanka mar walbana la tashadaan aqoonyahanka iyo wax garadka shacabkooda.

Ugu dambeyntii waxaan ugu baaqeynaa Dowladda Federaalka Soomaaliyeed madaxdeeda ugu sar sareeysa iney si niyad furnaan ah ula shaqeeyaan madax dhaqameedyadda Soomaaliyeed lana tixgeliyo ku dhaqanka Dastuurka

Wabilaahi Toowfiiq
Jaaliyaddaha Reer Baraawe ee Soomaaliya iyo Qurbaha

Saturday, 5 May 2012




Waxaa kooxda alshabaab oo hanjabeyso xubnaha ansixinaayo Dastuurka cusub lagu soo waramayaa in sulaadiin uu ka mid yahay kuwa gacan kurimiska ah oo iyagu ka tirsan kooxdaas alshabaab in ay olole ugu jiraan ka mid noqoshada sulaadiinta soo xuli doona xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya

hadaba sida aan wararka ku heleyno ayaa waxaa la sheegay in faqi sayid faqi uu ka mid yahay dadka sida dhiiran u aaminsan kooxda alshabaab.

ilo ku dhaw dhow Dowlada oo aan la xiriirnay ayaa waxey noo sheegeen iney baaritaano kusameyn doonaan cid walbo oo looga shaki qabo arimahaas
Mad maliice


waxaa jira odayaal gacan kurimis ah oo ay saraakiil Dowlada ka tirsan lacago ka cuneen isla markaasna si been abuur ah magac yadooda loogu faafiyay internetyadaa sidaa darteed ayaa Baraaweland Press waxey soo xaqiiyisay liiska saxda si ayan shacabka Soomaaliyeed ugu jahwareerin
DIGIL IYO MIRIFLE
NO. NAMES CLAN ADDRESS
1.Yusuf Abdiyow Eelaay 0615221853
2.Malaaq Xasanow Cumurow Hariin Baydhabo
3.Mohamuud Xasanow Macalin Leysaan 0615929721
4.Macallin Cali Barre Jaroon 0615987538
5.Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil)Haraaw 0615336390
6.Malaaq Madey Malaaq Macalin weyne 0618780972
7.Malaaq Malabow Malaaq Xasan Garwaale 0615592586
8.Sheekh Aadan Gardhuub Reer Dumaal
9.Sheekh Aamin Barwaani Eimid 0615524625
10.Malaaq Deerow Malaaq Disow 0615571727
11.Kuusow Maxamed Maxamuud (Wakiil) Qoomaal
12.Shariif Muxidiin Asharaaf Baydhabo
13.Malaaq Cali Shiine Waanjeel
14.Osman Ibdiyo Enow Heledle 0615554932
15.Malaaq Maxamuud Maxamed Hadame 0615588474
16.Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen Luwaay 06155888507
17.Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) Geelidle 0615540196
18.Hassan Buule Abdulle (Wakiil) Jilible 0615581576
19.Malaaq Xasan Shuuri Hubeer 0615463710
20.Cabdirashiid Sheekh CabdisalanYantaar 0615540448
21.Ahmed Aadan Laamow Gowaabwiin 0615533504
22.Maxamed Cali Xussen Gasaaragud 0615887146
23.Malaaq Cabdulqaadir Aadan Eeyle 0618592843
24.Siidow Maadow Shanta Caleemood 0615212165
25.Cusmaan Axmed Cabdi Geledi 0615987538
26.Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Tunni +14434409518 Baraawe
27.Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube Bagadi 0618516698
28.Warsame Ibraahin Caliyow Jiide Muqdisho
29.Aadan Ali Macalin Banin Gare +963115949357
30.Siidey Xaaji Maxamed Nuur Dabare

DAAROOD TRADITIONAL ELDERS LIST
31.Suldaan Cabdi Suldaan Cali Maxamed Subeer Ask: 0618364364
32.Suldaan Faarax Suldaan Cusman Maqaabul Ask: 0618364364
33.Ugaas Hussein Ugaas Cismaan Tolomooge Ask: 0618364364
34.Ugaas Maxamed Ugaas Hassan Bahgari Ask: 0618364364
35.Ugaas Cumar Ugaas Xiireey Cawlyahan Ask: 0618364364
36.Ugaas Cabdulqaadir Cusmaan Bartire Ask: 0618364364
37.Suldaan Maxamed Axmed Awrtable Ask: 0618756402
38.Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin Dashiishle Ask: 0615534899
39.Garaad Jaamac Garaad Cali Dhulbahante Ask: 0618454444
40.Garaad Saleebaan Garaad Dhulbahante Ask: 0618454444
41.Ugaas C.llaahi Ciise Nuur Dhulbahante Ask: 0618454444
42.Garaad C.llaahi Soofe Duraan Dhulbahante Ask: 0618454444
43.Maxamuud Ugaas Axmed Leelkase Ask: 0618546328
44.Suldaan Subeyr Xaaji Leelkase Ask: 0618546328
45.Sultan Saciid Sultan C/salan Warsangeli Ask: 0699738320
46.Suldaan Maxamed Cabdullaahi Warsangeli Ask: 0699738320
47.Burhaan Boqor Muuse Cismaan Maxamuud Ask: 0615534899
48.Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Cumar Maxamuud Ask: 0615534899
49.Suldaan Saciid Maxamed Ciise Maxamuud Ask: 0615534899
50.Beeldaaje Jaamac Cabdullahi Beeldaje 0615534899
51.Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin: 0615534899
52.Suldaan Cabdiqani Suldaan Reer Baciidyahan Ask: 0615534899
53.Beeldaaje Cali Beeldaaje Beeldaaje l Ask: 0615534899
54.Ugaas Mohamed Ugaas Hashi Mareexaan 0618929527
55.Nabaddoon Cabdulle Cabdi Mareexaan Hawraarsame
56.Mohamed Hassan Yarow Mareexaan Reer Xasan
57.Ibrahin Mohamed Aaden Mareexaan Uurmidig
58.Axmed Barre Cali Xaabbuun Mareexaan Galgaduud 0615173255
59.Sheekh Hassan Hussein Mareexaan
60.Hassan Cilmi (Xasan Yare) Mareexaan Galgaduud

HAWIYE TRADITIONAL ELDERS LIST
61.Ugaas Saciid Ugaas Maxamed Duduble 0615918126
62.Jaamac Rooble Sabriye Duduble 0616089779
63.Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde Murusade 0699963420
64.Maxamed Axmed Yalaxaw Murusade Ask: 0615678104
65.Xasan Axmed Sabriye Murusade Ask: 0615678104
66.Suldaan Maxamed Suldaan Sheekhaal Ask: 0615503132
67.Faarax Ugaas Muumin Xawaadle Ask: 0618454082
68.Nabaddoon Cali Maxamed Xawaadle Ask: 0618454082
69.Axmed Cabdi Caalin Xawaadle Ask: 0618454082
70.Maxamuud Cabdullaahi Xawaadle Ask: 0618454082
71.Imaam Maxamed Yusuf Cali Mudulood Ask: 0615562966
72.Ugaas Maxamud Cali Ugaas Mudulood 0699775111
73.Xuseen Guure Calasow Mudulood mAsk: 0615562966
74.Cabdi Abshir Gudde Mudulood Ask: 0615562966
75.Maxamed Cabdi Shiddo Mudulood Ask: 0615562966
76.Ugaas Cumar Ugaas Cismaan Mudulood Ask: 0615562966
77.Warsame Ali Suuleey Mudulood Ask: 0615562966
78.Ugaas Mire Maxamed Ducaale Saruur Ask: 0615506185
79.Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Cayr Ask: 0618454558
80.Ugaas Cabdullaahi Ugaas Saleebaan 0615573600
81.Nabaddoon Axmed Diiriye Cali Saleebaan Ask: 0615573600
82.Maxamuud Axmed Aaden Sacad Ask: 0615559667
83.Garaad Aadan Cilmi QoorweyneSacad Ask: 0615559667
84.Ugaas Xuseen Maxamed Daud Ask: 0615562966
85.Islow Abukar Islow Xasan Wadalaan Ask: 0615562966
86.Ugaas Cabdiraxman Cabdullaahi Gaaljecel Ask: 0618036754
87.Cabdi Xuseen Cabdulle Dagoodi Ask: Prof. Qallocow
88.Islaw Maxamed Wabar Axmed Baadicadde Ask: 0618822245
89.Islaw Cabdinasir Ugaas Nuurre Jiidle Ask: 0618822245
90.Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Jijeelle Ask: 0618822245

DIR TRADITIONAL ELDERS LIST
91.Suldaan Cabdillaahi Kibaar Faarax Samaroon 0615084452
92.Nabadoon Abiib Maxamed Samaroon 0618301560
93.Suldaan Mohamed Aadan AshkirSamaroon 0615863741
94.Suldaan Diiriye Geelle Cali Samaroon 0615514117
95.Caaqil Idriis Jaamac Ciiltire Ciise Ask: 0615519343
96.Caaqil Maxamuud Jaamac Boqorre (wakiil) Ciise +25377815193
97.Caaqil Maxamuud Ibraahin Sahal Ciise Ask: 0615519343
98.Feysal Boodhle Caddaawe (wakiil) Ciise Ask: 0615519343
99.Suldaan Maxamed Cabdulqaadir Cidagale 024169050
100.Boqor Raabi Jilaal Cidagale 024017203
101.Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Habar Yonis Ask: 0618822240
102.Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Habar Yonis Ask: 0618822240
103.Suldaan Xamid Aadan Mataan Habar Yoonis Ask: 0618822240
104.Suldaan Xuseen Cabdi Cabdullaahi Arab Ask: 0618822240
105.Suldaan Xuseen Suldaan Xaaji Arab Ask: 0618822240
106.Suldaan Xasan Ibraahin Ismaaciil Habar Awal Ask: 0618822240
107.Suldaan Maxamed Adan Sheikh Habar Awal Ask: 0618822240
108.Cabdiraxman Aadan Cali Aadan Habar Awal Hargeisa - Djibouti
109.Boqor Cusmaan Maxamuud Habar Jeclo Ask: 0612270000
110.Siciid Diiriye – wakiil Habar Jeclo Ask: 0612270000
111.Suldaan Cali Xirsi Axmed Habar Jeclo Ask: 0612270000
112.Toljeclo Toljeclo
113.Suldaan Xaaji Cabdalle Ciise wakiil-Biyamaal 0615586566
114.Ugaas Aaden Diiriye Ibrahin wakiil -Biyamaal 0615556038
115.Nabaddoon Cumar Abshir CumarIsmiin -Biyamaal 0615543498
116.Ugaas Xuseen Xaaji Cumar Surre Muqdisho
117.Ugaas Maxamed Khaliif Ibraahim Surre Muqdisho
118.Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxamed Bajamaal 0615571563
119.Ugaas Maxamed Buulle Jiirow Warday 0615588393
120.Siid Axmed Sheekh Cabdullaahi Owsiciid 0615182786


BEESHA 5AAD TRADITIONAL ELDERS LIST
121.Ugaas Aweys Xuseen Honero Mushunguli Ask: 0618446274
122.Suldaan Maxamed Osman Hintiro Ask: 0618446274
123.Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Makanne Ask: 0618446274
124.Imaam Cusmaan Maxamed Banaadiri 0615816468
125.Nabadoon Suufi Muude Cali (Bandhabow) Banaadiri
126.Ugaas Amiin Cali Muumin Barawaani Muqdisho
127.Ugaas Maxamed Bashiir madhibaan
128.Suldaan Axmed Jaamac Xirsi Yibir Muqdisho
129.Faarax Gacal Guuleed Rootis Tumaal Muqdisho
130.Suldaan Cabdixaliim Cabdimaalik Ajuuraan Muqdisho
131.Ugaas Mohamed Ugaas Cabdullaahi Reer Aw Xasan
132.Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax Carab Saalax
MUQDISHO
133.Ugaas Saalax Maxamud Cabdi Carab Soomaali
134.Ugaas Cabdi Guure Ugaas Maxamed Garjante
135.Barakaale Baajuun

Liiska Odayaasha Dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka Muqdisho Qeybtii DIGIL iyo MIRIFLE Baraaweland Press 6 May 2012
by Baraaweland Press on Sunday, May 6, 2012 at 4:07am ·

DIGIL IYO MIRIFLE TRADITIONAL ELDERS LIST
No. Names Clan
1. Yusuf Abdiyow Eelaay

2. Malaaq Xasanow Cumurow Hariin

3. Mohamuud Xasanow Macalin Leysaan

4. Macallin Cali Barre Jaroon 0615987538 Baydhabo

5. Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil) Haraaw 0615336390 Muqdisho

6. Malaaq Madey Malaaq Macalin weyne 0618780972 Muqdisho

7. Malaaq Malabow Malaaq Xasan Garwaale 0615592586 Baydhabo

8. Sheekh Aadan Gardhuub Reer Dumaal Muqdisho

9. Sheekh Aamin Barwaani Eimid 0615524625 Baydhabo

10.Malaaq Deerow Malaaq Yacquub Disow 0615571727 Muqdisho

11.Maxamed Maxamuud (Wakiil) Qoomaal Muqdisho

12.Shariif Muxidiin Asharaaf Baydhabo

13.Malaaq Cali Shiine Waanjeel Muqdisho

14.Osman Ibdiyo Enow Heledle 0615554932 Baydhabo

15.Malaaq Maxamuud Maxamed Hadame 0615588474 Baydhabo

16.Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen Luwaay 06155888507 Baydhabo

17.Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) Geelidle 0615540196 Tiyeeglow

18.Hassan Buule Abdulle (Wakiil) Jilible 0615581576 Baydhabo

19.Malaaq Xasan Shuuri Hubeer 0615463710 Baydhabo

20.Cabdirashiid Sheekh Cabdisalam Yintaar 0615540448 Muqdisho

21.Ahmed Aadan Laamow Gowaabwiin 0615533504 Muqdisho

22.Maxamed Cali Xussen Gasaaragud 0615887146 Muqdisho

23.Malaaq Cabdulqaadir Aadan Mataan Eeyle 0618592843 Buur Hakabo

24.Siidow Maadow Shanta Caleemood 0615212165

25.Cusmaan Axmed Cabdi Geledi 0615987538 Afgooye

26.Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Maye Tunni Muqdisho +14434409518

27.Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube Bagadi 0618516698 Awdhegle

28.Warsame Ibraahin Caliyow Ibrow Jiide Muqdisho

29.Aadan Ali Macalin Banin Gare +963115949357 Suuriya

30.Siidey Xaaji Maxamed Nuur Dabare Diinsoor