JAALIYADDAHA TUNNI, TOORE IYO LABATOL EE SOOMALIYA JOOGA IYO KUWA QURBO
JOOGTA AH OO HAMBALYO UDIRAY MADAX DHAQAMEEDYADDA SOOMAALIYEED
Baraaweland Press May 6 2012
Anagoo ah dhamaan qeybaha bulshadda ee deegaanada Gobolada shabeeladda
Hoose, Jubadda dhexe iyo Jubadda sare waxaan hambalyo udireynaa madax
dhaqameedyada Soomaaliyeed ee sida rasmiga ah shirkooda 5tii bishii uga
furmay magaalada Muqdishu.
Waxaan si gaara hambalyo ugu direynaa Suldaanka guud ee TUNNI, TOORE,
LABATOL Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Maye oo ka mid ah madax
dhaqameedka Soomaaliyeed ee ka qeyb galaya shirka uga furmay magaalada
Muqdishu
Waxaan madax dhaqameedka Soomaaliyeed kula dar
daarmeynaa iney si taxadar leh oo masuuliyadeed uga doodaan Dastuurka
qabyo qoraal si fakir badan iyo wada tashi ahna uga fiirsadaan qodobada
ka hadlaaya arimaha Federaalka isla markaasna ka fogaadaan waxyaalihii
ka dhacay Mbagathi oo kale.
Waxaan kaloo kula dar daarmeynaa
madax dhaqameedyadda Soomaaliyeed iney si xil kasnimo ah uga fiirsadaan
cida ay usoo xulayaan xildhibaanka Barlamaanka mar walbana la tashadaan
aqoonyahanka iyo wax garadka shacabkooda.
Ugu dambeyntii waxaan
ugu baaqeynaa Dowladda Federaalka Soomaaliyeed madaxdeeda ugu sar
sareeysa iney si niyad furnaan ah ula shaqeeyaan madax dhaqameedyadda
Soomaaliyeed lana tixgeliyo ku dhaqanka Dastuurka
Wabilaahi Toowfiiq
Jaaliyaddaha Reer Baraawe ee Soomaaliya iyo Qurbaha
Baraaweland Press Mission Baraaweland Press Mission Statement The mission of Baraaweland Press is to serve our viewers by providing uniquely valuable information in every newscast. We dig deeper for facts, breaking stories thanks to the experience of our reporters, making sure to accurately present all sides of the story
Sunday, 6 May 2012
Saturday, 5 May 2012
Waxaa kooxda alshabaab oo hanjabeyso xubnaha ansixinaayo Dastuurka cusub lagu soo waramayaa in sulaadiin uu ka mid yahay kuwa gacan kurimiska ah oo iyagu ka tirsan kooxdaas alshabaab in ay olole ugu jiraan ka mid noqoshada sulaadiinta soo xuli doona xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya
hadaba sida aan wararka ku heleyno ayaa waxaa la sheegay in faqi sayid faqi uu ka mid yahay dadka sida dhiiran u aaminsan kooxda alshabaab.
ilo ku dhaw dhow Dowlada oo aan la xiriirnay ayaa waxey noo sheegeen iney baaritaano kusameyn doonaan cid walbo oo looga shaki qabo arimahaas
Mad maliice
waxaa jira odayaal gacan kurimis ah oo ay saraakiil Dowlada ka tirsan lacago ka cuneen isla markaasna si been abuur ah magac yadooda loogu faafiyay internetyadaa sidaa darteed ayaa Baraaweland Press waxey soo xaqiiyisay liiska saxda si ayan shacabka Soomaaliyeed ugu jahwareerin
DIGIL IYO MIRIFLE
NO. NAMES CLAN
ADDRESS
1.Yusuf Abdiyow Eelaay
0615221853
2.Malaaq Xasanow
Cumurow Hariin Baydhabo
3.Mohamuud Xasanow
Macalin Leysaan 0615929721
4.Macallin Cali
Barre Jaroon 0615987538
5.Xaaji Xasan Gaale Nuunow
(wakiil)Haraaw 0615336390
6.Malaaq Madey
Malaaq Macalin weyne 0618780972
7.Malaaq Malabow Malaaq
Xasan Garwaale 0615592586
8.Sheekh Aadan Gardhuub
Reer Dumaal
9.Sheekh Aamin
Barwaani Eimid 0615524625
10.Malaaq Deerow Malaaq
Disow 0615571727
11.Kuusow Maxamed Maxamuud
(Wakiil) Qoomaal
12.Shariif
Muxidiin Asharaaf Baydhabo
13.Malaaq Cali Shiine
Waanjeel
14.Osman Ibdiyo Enow
Heledle 0615554932
15.Malaaq Maxamuud Maxamed
Hadame 0615588474
16.Malaaq Isaaq Ibraahim
Xuseen Luwaay 06155888507
17.Ibraahim Macallin Ali
(Wakiil) Geelidle 0615540196
18.Hassan Buule Abdulle
(Wakiil) Jilible 0615581576
19.Malaaq Xasan
Shuuri Hubeer 0615463710
20.Cabdirashiid Sheekh
CabdisalanYantaar 0615540448
21.Ahmed Aadan
Laamow Gowaabwiin 0615533504
22.Maxamed Cali
Xussen Gasaaragud 0615887146
23.Malaaq Cabdulqaadir
Aadan Eeyle 0618592843
24.Siidow Maadow Shanta
Caleemood 0615212165
25.Cusmaan Axmed
Cabdi Geledi 0615987538
26.Suldaan Xeydar Suldaan
Suufi Tunni +14434409518 Baraawe
27.Suldaan Buube Suldaan
Abdalla Buube Bagadi 0618516698
28.Warsame Ibraahin
Caliyow Jiide Muqdisho
29.Aadan Ali Macalin
Banin Gare +963115949357
30.Siidey Xaaji Maxamed
Nuur Dabare
DAAROOD
TRADITIONAL ELDERS LIST
31.Suldaan Cabdi Suldaan
Cali Maxamed Subeer Ask: 0618364364
32.Suldaan Faarax Suldaan
Cusman Maqaabul Ask: 0618364364
33.Ugaas Hussein Ugaas
Cismaan Tolomooge Ask: 0618364364
34.Ugaas Maxamed Ugaas
Hassan Bahgari Ask: 0618364364
35.Ugaas Cumar Ugaas
Xiireey Cawlyahan Ask: 0618364364
36.Ugaas Cabdulqaadir
Cusmaan Bartire Ask: 0618364364
37.Suldaan Maxamed Axmed
Awrtable Ask: 0618756402
38.Ugaas Xasan Ugaas
Yaasiin Dashiishle Ask: 0615534899
39.Garaad Jaamac Garaad
Cali Dhulbahante Ask: 0618454444
40.Garaad Saleebaan Garaad
Dhulbahante Ask: 0618454444
41.Ugaas C.llaahi Ciise
Nuur Dhulbahante Ask: 0618454444
42.Garaad C.llaahi Soofe
Duraan Dhulbahante Ask: 0618454444
43.Maxamuud Ugaas
Axmed Leelkase Ask: 0618546328
44.Suldaan Subeyr Xaaji
Leelkase Ask: 0618546328
45.Sultan Saciid Sultan
C/salan Warsangeli Ask: 0699738320
46.Suldaan Maxamed
Cabdullaahi Warsangeli Ask: 0699738320
47.Burhaan Boqor
Muuse Cismaan Maxamuud Ask: 0615534899
48.Islaan Bashiir Islaan
Cabdulle Cumar Maxamuud Ask: 0615534899
49.Suldaan Saciid Maxamed
Ciise Maxamuud Ask: 0615534899
50.Beeldaaje Jaamac
Cabdullahi Beeldaje 0615534899
51.Beeldaaje Ismaaciil
Beeldaaje Yaasiin: 0615534899
52.Suldaan Cabdiqani
Suldaan Reer Baciidyahan Ask: 0615534899
53.Beeldaaje Cali
Beeldaaje Beeldaaje l Ask: 0615534899
54.Ugaas Mohamed Ugaas
Hashi Mareexaan 0618929527
55.Nabaddoon Cabdulle
Cabdi Mareexaan Hawraarsame
56.Mohamed Hassan
Yarow Mareexaan Reer Xasan
57.Ibrahin Mohamed Aaden
Mareexaan Uurmidig
58.Axmed Barre Cali
Xaabbuun Mareexaan Galgaduud 0615173255
59.Sheekh Hassan Hussein
Mareexaan
60.Hassan Cilmi (Xasan
Yare) Mareexaan Galgaduud
HAWIYE TRADITIONAL
ELDERS LIST
61.Ugaas Saciid Ugaas
Maxamed Duduble 0615918126
62.Jaamac Rooble
Sabriye Duduble 0616089779
63.Ugaas Xaashi Ugaas
Faracadde Murusade 0699963420
64.Maxamed Axmed
Yalaxaw Murusade Ask: 0615678104
65.Xasan Axmed
Sabriye Murusade Ask: 0615678104
66.Suldaan Maxamed Suldaan
Sheekhaal Ask: 0615503132
67.Faarax Ugaas
Muumin Xawaadle Ask: 0618454082
68.Nabaddoon Cali Maxamed
Xawaadle Ask: 0618454082
69.Axmed Cabdi
Caalin Xawaadle Ask: 0618454082
70.Maxamuud Cabdullaahi
Xawaadle Ask: 0618454082
71.Imaam Maxamed Yusuf
Cali Mudulood Ask: 0615562966
72.Ugaas Maxamud Cali
Ugaas Mudulood 0699775111
73.Xuseen Guure
Calasow Mudulood mAsk: 0615562966
74.Cabdi Abshir
Gudde Mudulood Ask: 0615562966
75.Maxamed Cabdi Shiddo
Mudulood Ask: 0615562966
76.Ugaas Cumar Ugaas
Cismaan Mudulood Ask: 0615562966
77.Warsame Ali
Suuleey Mudulood Ask: 0615562966
78.Ugaas Mire Maxamed
Ducaale Saruur Ask: 0615506185
79.Ugaas Xasan Ugaas
Maxamed Cayr Ask: 0618454558
80.Ugaas Cabdullaahi Ugaas
Saleebaan 0615573600
81.Nabaddoon Axmed Diiriye
Cali Saleebaan Ask: 0615573600
82.Maxamuud Axmed Aaden
Sacad Ask: 0615559667
83.Garaad Aadan Cilmi
QoorweyneSacad Ask: 0615559667
84.Ugaas Xuseen Maxamed
Daud Ask: 0615562966
85.Islow Abukar Islow
Xasan Wadalaan Ask: 0615562966
86.Ugaas Cabdiraxman
Cabdullaahi Gaaljecel Ask: 0618036754
87.Cabdi Xuseen
Cabdulle Dagoodi Ask: Prof. Qallocow
88.Islaw Maxamed Wabar
Axmed Baadicadde Ask: 0618822245
89.Islaw Cabdinasir Ugaas
Nuurre Jiidle Ask: 0618822245
90.Wabar Geedi Wabar Xasan
Wabar Jijeelle Ask: 0618822245
DIR TRADITIONAL ELDERS
LIST
91.Suldaan Cabdillaahi
Kibaar Faarax Samaroon 0615084452
92.Nabadoon Abiib Maxamed
Samaroon 0618301560
93.Suldaan Mohamed Aadan
AshkirSamaroon 0615863741
94.Suldaan Diiriye Geelle
Cali Samaroon 0615514117
95.Caaqil Idriis Jaamac
Ciiltire Ciise Ask: 0615519343
96.Caaqil Maxamuud Jaamac
Boqorre (wakiil) Ciise +25377815193
97.Caaqil Maxamuud
Ibraahin Sahal Ciise Ask: 0615519343
98.Feysal Boodhle Caddaawe
(wakiil) Ciise Ask: 0615519343
99.Suldaan Maxamed
Cabdulqaadir Cidagale 024169050
100.Boqor Raabi
Jilaal Cidagale 024017203
101.Suldaan Maxamed
Suldaan Xasan Habar Yonis Ask: 0618822240
102.Suldaan Maxamed
Suldaan Xirsi Habar Yonis Ask: 0618822240
103.Suldaan Xamid Aadan
Mataan Habar Yoonis Ask: 0618822240
104.Suldaan Xuseen Cabdi
Cabdullaahi Arab Ask: 0618822240
105.Suldaan Xuseen Suldaan
Xaaji Arab Ask: 0618822240
106.Suldaan Xasan Ibraahin
Ismaaciil Habar Awal Ask: 0618822240
107.Suldaan Maxamed Adan
Sheikh Habar Awal Ask: 0618822240
108.Cabdiraxman Aadan Cali
Aadan Habar Awal Hargeisa - Djibouti
109.Boqor Cusmaan Maxamuud
Habar Jeclo Ask: 0612270000
110.Siciid Diiriye –
wakiil Habar Jeclo Ask: 0612270000
111.Suldaan Cali Xirsi
Axmed Habar Jeclo Ask: 0612270000
112.Toljeclo Toljeclo
113.Suldaan Xaaji Cabdalle
Ciise wakiil-Biyamaal 0615586566
114.Ugaas Aaden Diiriye
Ibrahin wakiil -Biyamaal 0615556038
115.Nabaddoon Cumar Abshir
CumarIsmiin -Biyamaal 0615543498
116.Ugaas Xuseen Xaaji
Cumar Surre Muqdisho
117.Ugaas Maxamed Khaliif
Ibraahim Surre Muqdisho
118.Ugaas Cabdixakiim
Ugaas Maxamed Bajamaal 0615571563
119.Ugaas Maxamed Buulle
Jiirow Warday 0615588393
120.Siid Axmed Sheekh
Cabdullaahi Owsiciid 0615182786
BEESHA 5AAD TRADITIONAL
ELDERS LIST
121.Ugaas Aweys Xuseen
Honero Mushunguli Ask: 0618446274
122.Suldaan Maxamed Osman
Hintiro Ask: 0618446274
123.Ugaas Cali Ugaas Xasan
Ugaas Makanne Ask: 0618446274
124.Imaam Cusmaan Maxamed
Banaadiri 0615816468
125.Nabadoon Suufi Muude
Cali (Bandhabow) Banaadiri
126.Ugaas Amiin Cali
Muumin Barawaani Muqdisho
127.Ugaas Maxamed Bashiir
madhibaan
128.Suldaan Axmed Jaamac
Xirsi Yibir Muqdisho
129.Faarax Gacal Guuleed
Rootis Tumaal Muqdisho
130.Suldaan Cabdixaliim
Cabdimaalik Ajuuraan Muqdisho
131.Ugaas Mohamed Ugaas
Cabdullaahi Reer Aw Xasan
132.Suldaan Cabdulqaadir
Cumar Faarax Carab Saalax
MUQDISHO
133.Ugaas Saalax Maxamud
Cabdi Carab Soomaali
134.Ugaas Cabdi Guure
Ugaas Maxamed Garjante
135.Barakaale Baajuun
Liiska
Odayaasha Dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka Muqdisho Qeybtii DIGIL
iyo MIRIFLE Baraaweland Press 6 May 2012
by
Baraaweland Press on Sunday, May 6, 2012 at 4:07am ·
DIGIL
IYO MIRIFLE TRADITIONAL ELDERS LIST
No.
Names Clan
1.
Yusuf Abdiyow Eelaay
2.
Malaaq Xasanow Cumurow Hariin
3.
Mohamuud Xasanow Macalin Leysaan
4.
Macallin Cali Barre Jaroon
0615987538 Baydhabo
5.
Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil)
Haraaw 0615336390 Muqdisho
6.
Malaaq Madey Malaaq Macalin weyne
0618780972 Muqdisho
7.
Malaaq Malabow Malaaq Xasan Garwaale
0615592586 Baydhabo
8.
Sheekh Aadan Gardhuub Reer Dumaal
Muqdisho
9.
Sheekh Aamin Barwaani Eimid
0615524625 Baydhabo
10.Malaaq
Deerow Malaaq Yacquub Disow 0615571727 Muqdisho
11.Maxamed
Maxamuud (Wakiil) Qoomaal
Muqdisho
12.Shariif
Muxidiin Asharaaf
Baydhabo
13.Malaaq
Cali Shiine Waanjeel
Muqdisho
14.Osman
Ibdiyo Enow Heledle
0615554932 Baydhabo
15.Malaaq
Maxamuud Maxamed Hadame 0615588474
Baydhabo
16.Malaaq
Isaaq Ibraahim Xuseen Luwaay 06155888507
Baydhabo
17.Ibraahim
Macallin Ali (Wakiil)
Geelidle 0615540196 Tiyeeglow
18.Hassan
Buule Abdulle (Wakiil)
Jilible 0615581576 Baydhabo
19.Malaaq
Xasan Shuuri Hubeer
0615463710 Baydhabo
20.Cabdirashiid
Sheekh Cabdisalam Yintaar 0615540448 Muqdisho
21.Ahmed
Aadan Laamow Gowaabwiin
0615533504 Muqdisho
22.Maxamed
Cali Xussen Gasaaragud
0615887146 Muqdisho
23.Malaaq
Cabdulqaadir Aadan Mataan Eeyle 0618592843 Buur
Hakabo
24.Siidow
Maadow Shanta
Caleemood 0615212165
25.Cusmaan
Axmed Cabdi Geledi
0615987538 Afgooye
26.Suldaan
Xeydar Suldaan Suufi Maye Tunni Muqdisho
+14434409518
27.Suldaan
Buube Suldaan Abdalla Buube Bagadi 0618516698
Awdhegle
28.Warsame
Ibraahin Caliyow Ibrow Jiide Muqdisho
29.Aadan
Ali Macalin Banin Gare
+963115949357 Suuriya
30.Siidey
Xaaji Maxamed Nuur Dabare
Diinsoor
Muqdisho oo Maanta ka Bedelan Sidii hore iyo Shirkii Odayaasha Dhaqanka oo Furmaaya
May 5, 2012 by Baraaweland Press Muqdisho:-
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka jirta xaalad ka
duwan tii horay loogu yaqaanay waxaana waddooyinka magaalada lasoo
dhoobay Ciidamo kala duwan kuwaasi oo sugaaya amniga xilli uu
furmaayo shirka Odayaasha dhaqanka.
Xarunta gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis
maanta waxaa ka furmaaya shirkii ay Odayaasha dhaqanku kusoo xuli
lahaayeen Ergada ka qayb gelaysa shirweynaha lagu soo xulaayo
Xildhibaanada Baarlamaanka ee cusub ee dalka.
Waxaa siweyn loo adkeeyey amniga xarunta gaadiidka
oo shirku ka furmaayo, waxaana iminka kusoo qul qulaaya ergadii soo
xuli lahayd Xildhibaanada Baarlamaanka ee cusub.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb gelaaya 135- Oday
dhaqameed waxaana uu soconaaya inta ka horaysa 15-ka bishaan markaasi
oo si rasmi ah loo ansixin doono dastuurka cusub ee dalku yeelanaayo.
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha
Federaalka Xasan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in maanta si rasmi ah
shirkaasi u furmaayo
Marka laga soo tago soo xulista xubnaha Baarlamaanka
cusub ayaa sidoo kale odayaasha dhaqanku waxay akhriyi doonaan kana
doodi doonaan dhamaan qodobada dastuurka cusub, waxaana lagu wadaa in
kuwa muranka dhaliyey wax laga bedelo.
Waxaa siweyn loo adkeeyey amniga waxaana guud
ahaanba la xadiday dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadka ee degmada
C/casiis.
Ciidamo Dawladda katirsan oo isugu jira Nabadsugid,
Boolis, Meleteri, Ciidamada kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Alfa
Group iyo qaybaha kala duwan ee Ciidamada sirdoonka ayaa lagu soo
daadiyey inta badan ee degmada C/casiis.
HALKAAN KA AQRISO NUXURKA KHUDBADIHII AY MADAXDA
QARANKA IYO HOGAANKA DHAQANKU KA JEEDIYEEN FURITAANKA SHIRKA MADAX
DHAQAMEEDYADA SOOMALIYEED MAANTA U FURMAY
Maanta oo ah maalinnimo Sabti ah taariikhda
Hijriyada Islaamkuna ay tahay 14-Jumadul-Aakhir-1433 Miilaadiyaduna
ay ku beegantahay 05-May-2012 waa maalin ku weyn shacabka
Soomaaliyeed guud ahaanba waayo waxaa si rasmi ah uga furmay
Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdishu Shirka Odayaasha Dhaqanka oo
iyagu isaga kala yimid guud ahaanba gobollada Dalka iyo dibadaba
kuwaasi oo soo xulaya ergada ansixin doonta Dastuurka Dalka
islamarkaana soo xuli doona Baarlamaanka Cusub ayadoo shirka uu si
rasmi ah u furmay kadib Salaadii duhur ee xiliga Muqdisho.
Bilowgii Shirka ayaa waxaa goobta lagusoo bandhigay
Suugaan kala duwan oo ay soo bandhigeen fanaaniinta kooxda Heegan ee
Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayadoo suugaantaasi ay isugu jirtay
Heeso,gabayo iyo Buraanbur kuwaasi oo ay si aad ah uga maqsuudeen
dhammaanba xubnihii hoolka ku sugnaa.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo
Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed
Jahweyn oo ugu horeyn Khudbad dheer ka jeediyey furitaanka Shirka
ayaa mahad celin ballaaran u jeediyey Odayaasha dhaqanka sida ay uga
soo qeybgaleen shirkan islamarkaana ay u taaganyihiin maslaxada iyo
danaha Umadda Soomaaliyeed.
Wasiir Jahweyn ayaa guul ku tilmaamay in maanta
magaalada Muqdisho lagu qabto shirkan Muhiimad ballaaran u leh aayaha
Shacbiga Soomaaliyeed waxaana uu kula dardaarmay dhaqanku iney kasoo
dhalaalaan Mas’uuliyadooda ayna u horseedaan dadkooda iney ka
gudbaan KMG oo dalku uu yeesho Dowlad rasmi ah.
Wasiirka Dastuurka,Dib u heshiisiinta iyo
Arrimaha Federaalka Mudane C/laahi Xoosh Jibriil oo khudbad ka
jeediyey kulanka ayaa ku dheeraaday marxalidihii kala duwanaa ee
uusoo maray Dastuurkan cusub iyo halgankii loosoo galay in odayaasha
Soomaaliyeed ay talada gacantooda kusoo laabato islamarkaana
shirarkii dibadda lagu qabanjirey loosoo weeciyo gudaha dalka laguna
qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe taasina ay guul tahay.
Wasiirku wuxuu ku dheeraaday qaar ka mid ah qodobada
Dastuurka cusub ku qoran oo ay dad dano gaar ah leh umadda si qaldan
ugu tarjumeen waxaana uu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey qodobada
dadka sida qaldan loogu turjumay ama laga been sheegay qodobadaasi oo
kala ah qodobada ka hadlaya In Dastuurkan uu aas aas u yahay ku
dhaqanka Shareecada Islaamka,Jinsiyadda iyo xuquuqda Sinnaanta
waxaana uu xusay in qodobadaasi sida loo turjumay xaqiiqda ay ka
fogtahay.
Wasiirku wuxuu la dardaarmay Odayaasha dhaqanka oo
uu tilmaamay iney saarantahay Mas’uuliyad weyn maadaama aayaha
dalka uu gacantooda ku jiro isaga oo tusaaale usoo qaatay in
marxalada uu maanta dalku marayo ay la mid tahay kana adagtahay
marxaladihii lasoo maray 1960kii waayo xiligan waxaa dalka la
doonayaa inuu ka gudbo gumeysi Qabqable,Gumeysi Shabaab iyo gumeysi
fikir.
Suldaan Xasan Xaaji Maxamed Guulwade oo ay
Umadda Soomaaliyeed si aad ah u wada yaqaanaan islamarkaana ah
abwaanka sameeyey heesta (Samadiidoow Dabinbaa kuu dhigan
Laguugu Dili Doonaa) ayaa Madasha ka jeediyey khudbad waxaana uu
muujiyey sida ay lagama maarmaan u tahay Midnimada Umadda
Soomaaliyeed isaga oo Shirkana kusoo bandhigay Hees Cusub oo uu ku
muujinayo Midnimada Umadda iney muqadas tahay oo la doonayo in laga
gudbo kala ququbnaanta iyo kala go’go’a .
“Dastuurku waa Danteenna,Dasuurku Waa
Midnimadeenna,Dastuurku waa wadajirkeenna iyo Isku duubni wadajir ah
dalka iyo dadkuu u horseedayaa Dastuurku” ayuu Suldaan Xasan Xaaji
Maxamed Guulwade kusoo gebagebeeyey hadalkiisa iyadoo ereyadaasina ay
la jiiwinayeen Fanaaniinta iyo Qeybaha kala duwan ee ku sugnaa Hoolka
Shirarka ee dugsiga General Kaahiye.
Ugaaas C/laahi Ugaas Faarax oo isaguna kamid
ah Ugaasyada Beelaha Soomaaliyeed oo Khudbad ka jeediyey Munaasabadda
Furitaanka Shirka ayaa ugu horeyn faah faahin ka bixiyey Muhiimadda
uu Shacbiga Soomaaliyeed u leeyahay waxaana uu xusay in Shirkan uu
guud ahaanba Umadda ka dhaxeeyo waxaanha uu nasiib daro ku tilmaamay
in qaar ka mid ah Soomaalida ay u taaganyihiin weli iney dhibaatada
dadka kusii haayaan ayagoo danahooda fiirinaya waxaanna uu ka
codsaday dadkaasi iney Alle u laabtaan.
Ugaas C/laahi Ugaas Faarax waxa uu ka hadlay
Dastuurkan cusub ee ku xeran aayaha Umadda isagoo xusay in la doonayo
Shacabka iney ogaadaan in dadka goobta ku sugan ay yihiin Hormuudkii
Bulshada wax wax u dhimayana Shacabka Soomaaliyeed,sharafkooda iyo
Midnimadoodana aysan usoo qaadeyn ama ansixineyn balse Shacabka
dhankooda laga doonayo ineysan u dheg raaricin dadka jahwareerinaya
ayagoo danahooda gaarka ah fiirsanaya waxaanna uu Alle ka baryey in
Dastuurkaan uu ka dhigo mid umadda u horseedo Wanaag,horumar iyo
Barwaaqo.
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Cali Shire oo
ka mid ah Salaadiinta beelaha Soomaaliyeed oo isaguna Munaasabadda
Khudbad ka jeediyey ayaa ugu horeyn maanta ku tilmaamay iney tahay
maalin aad muhiim ugu ah shacbiga,madasha la fadhiyana ay tahay goob
aayihii dalka looga arinsanayo waxaana uu Shacbiga Soomaaliyeed ku
booriyey iney Dowladooda garab istaagaan isagoo dhanka kalena xusay
in Dastuurkaan uu yahay mid waafaqsan Shareecada Islaamka sidaasi
darteedna uu Alle ka rajeynayo inuu ku guuleeyo ansixintiisa
islamarkaana uu Umadda quluubtooda iskusoo dummo.
Suldaan Warsame Ibraahim Caliyoow Ibroow oo
isaguna ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed oo Khudbad ka jeediyey
Madasha ayaa ugu horeyn tilmaamay in maanta ay nasiib weyn tahay in
Hogaankii dhaqanka Umadda oo isku duuban ay Muqdisho uga tashadaan
aayaha dalka islamarkaana ku ansixiyaan Dastuurka waxaana uu fariin u
diray dhinacyada Siyaasadda oo uu weydiiyey iney mudantahay inuu
isweydiiyo qof walba oo siyaasi ah waxa uu u qabtay Shacabkiisa iyo
dalkiisa mudadii 10ka sano ka badan ee uu hortaagnaa,madaxda
Dowladuna waxa uu ku booriyey inay Cadaallad dadkooda ku hogaamiyaan
isagoo ugu dambeynna Dhaqanka ugu baaqay iney ka fikiraan oo ay
xaqiijiyaan qofka ay usoo xulayaan xubinnimada Baarlamaanka waxaana
uu sidoo kale fariin u diray Qurbojoogta oo uu ugu baaqay iney
dalkooda kusoo laabtaan oo ay ka qeybqaataan dib u dhiska iyo
horumarka Dalkooda.
Suldaan Axmed Jaamac oo isna Salaadiinta
Beelaha Soomaaliyeed ka tirsan ayaa Khudbad kooban oo uu xafladii
furitaanka ka jeediyey ayuu ugu horeyn Alle ka baryey inuu Umadda
Soomaaliyeed dhibaatada ay mudada 20ka sano ka badan kusoo dhexjiraan
waxaana uu dhaqanka ku booriyey iney gartaan Mas’uuliyadooda hadii
aysan dhaqanku si Alle ka cabsi ah u gudanna waajibkooda ay Umadda
dhibaato u horseedi doonaan,si gaar ahna wuxuu Suldaan Axmed Jaamac
ugu dardaarmay in Qabiilka la is aaso oo Qarannimada la wada adkeeyo
maadaama uu maanta halkaa ina dhigay.
Suldaan Ibraahim Suldaan Cali oo isaguna ka
mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo khudbad ka jeediyey
dhankiisa Munaasabadda furitaanka Shirka Dhaqanka Soomaaliyeed
waxaana uu xusay in Laba qodob ay muhiim tahay fulintooda si looga
gudbo KMG kuwaasi oo kala ah in Dastuurka wixii qaldan eek u jira la
saxo iyo odayaasha looga baahanyahay waxay gaaraan iney fuliyaan.
Imaam Maxamed Yuusuf oo isaguna Khudbad ka
jeediyey Munaasabadda Furitaanka ayaa ugu horeyn Odayaasha Dhaqanka
kusoo dhaweeyey Muqdisho oo ay hada Masiirka Umadda u fadhiyaan
dareen ahaanna uu ka duwan yahay shirkan shirar dhowr ah oo uu dalka
dibadiisa uga qeybgalay waxaana uu Alle ka baryey inuu dhaqanka
howshooda ku guuleeyo ayna ballan qaadayaan wixii fiican iney Umadda
usoo qaadayaan wixii xunna ay ka celinayaan.
Maryan Mahad Xuseen oo iyaduna ku hadashay
magaca ururrada Bulshada rayidka khudbad koobanna ka jeedisay
Munaasabadda Furitaanka Shirka ayaa tilmaantay in Haweenka
Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Bulshada rayidka ay u taaganyihiin ka
qeybgalka horumarka Dalka islamarkaana ay guul tahay in maanta
Caasimadda Muqdisho Dastuurka dalka lagu ansixiyo waxaana ay ugu
dambeyntii ku guubaabisay dhaqanka iney ka hortagaan wixii khilaaf
keeni kara cid walbana xuquuqdeeda cadaallad lagusiiyo cidna aan lagu
xadgudbin.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
Mudane C/samad Macalin Maxamuud oo Khudbad ka jeediyey
Munaasabadda ayaa ugu horeyn tilmaamay iney farxad u tahay inuu
maanta soo hor istaago guud ahaanba Umadda Soomaaliyeed oo maanta
dalka gudihiisa isugu yimaada hadana ka tashanaya aayahooda tanina ay
tahay mid aanay dalka ka dhicin mudadii uu burburku dalka ka jiray
waxaana uu Shacabka reer Muqdisho ku guubaabiyey sida ay usoo
dhaweeyeen martida aayaha dalkooda ka tashaneysa.
“Waxey meelkasta uga yimaadeen hogaanka Umadda
iney aayaha dalkooda ka tashadaan iyo sidii dalkooda KMG ay ugasaari
lahaayeen una horseedi lahaayeen Dowlad guud,in odayaasha Dhaqanka
talada iyo aayaha dalka in gacantooda lagusoo celiyana ay tahay guul
aad u weyn”ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
Wasiirka ayaa xusay in Soomaalidu mudooyinkaan ay ku
caanbaxday in waxwalbo oo umadda loo qabanayo hadii qofka uu tiisa ka
waayo inuu yiraahdo looma dhammo kaasina uu yahay mid la mid ah kuwa
qoriga sita ee aanay Shacbiga Soomaaliyeed la dooneyn iney nabad
helaan taasina maanta ay Umaddu garaneyso aayahooda,dantooda iyo
horumarka Dalkooda ku jiro waxaana uu ugu dambeyn guud ahaan Umadda
ku guubaabiyey iney u wada istaagaan Sugidda Ammaanka Dalka.
Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku
hadashay magaca Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa ugu
horeyn shirkan ku tilmaantay fursad in mudo ah ay raadinayeen
Shacbiga Soomaaliyeed maadaama waqti badan la baadigoobayey in dalka
uu ka gudbo KMG taasina maanta ay nasiib u yeelatay Dowladda haatan
jirta ee uu Madaxweynaha u yahay Mudane Shariif Sheekh Axmed
islamarkaana uu Ra’isulwasaare ka yahay Mudane C/weli Maxamed Cali
Gaas waxaana ay uga mahad celisay Dhaqanka Soomaaliyeed sida ay isugu
yimaadeen iney hogaanka u qabtaan aayaha Dalkooda oo ay soo xulaan
ergadii ansixinlaheyd Dastuurka cusub islamarkaana soo xulaan
Baarlamaanka Cusub ee uu dalku yeelanayo waxaana hadalkeeda ay kusoo
gebagebeysay fariin Suugaaneed ay cinwaan uga dhigtay”SOOMAALAAY
ISDABA QABO OO DASTUUR QAADO”.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka
Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Dr C/casiis Sheekh Yuusuf oo
isaguna Khudbad ka jeediyey Munaasabadda Furitaanka shirka ayaa ugu
horeyn tilmaamay in maanta ay xagiisa ku tahay maalin farxadeed intii
uu usoo joogay shirar Soomaaliya loo qabto Shirkan oo kale uusan arag
waxaana uu xusay in taasi ay ku timid dadaalka Madaxda Qaranka oo uu
ugu horeeyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed,hogaamiye Dhaqameedyadana
iney isasaaraan Xil gooni ah.
Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka
Wasaaradda Beeraha,Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa oo isagu
Khudbad kooban ka jeediyey Munaasabadda Furitaanka Shirka Odayaasha
Dhaqanka ayaa ku tilmaamay in maanta ay tahay maalin taariikhi ah
Shacbiga Muqdishana ay nasiib u yeesheen iney martigeliyaan Shirka
aayaha dalkooda looga arinsanayo.
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka
Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo isaguna Khudbad
kooban ka jeediyey Xafladda furitaanka Shirka ayaa ugu horeyn xusay
in maanta ay tahay maalin taariikhi ah oo bilow u ah isbedel
ballaaran oo dalka ka hanaqaada,Dhaqankii Soomaaliyeedna ay ku
dhanyihiin Caasimadda loogana fadhiyo iney si hufan uga fikiraan
aayaha dalkooda.
“Waxaan maanta joognaa marxalad cusub oo aayaha
dalkeenna aan si nabad ah Muqdisho uga hadleyno,Sptember 06 ayey
aheyd markii madaxda Soomaalidu ay saxiixeen in aayaha dalka loo furo
dhabo cusub waana farxad weyn in aan maanta Muqdisho isugu nimid
sidii uu dalku u yeelan lahaa Dowlad Cusub”ayuu yiri Ra’isulwasaare
C/weli Maxamed Cali Gaas.
Ra’isulwasaaraha ayaa tilmaamay dhanka kale in
Soomaaliya aysan mudo 21sano ah laheyn wax dowlad ah balse 12kii sano
ee lasoo dhaafay dalka ay ka jireen Dowladdo KMG ah oo aanay iyagu
aduunka xitaa heshiis la geli Karin balse Xukuumaddu ay ka dhabeysay
qodobadii la saxiixay 06September taasi oo maanta loo fadhiyo
dhabihii looga gudbayey Marxalada kala guurka.
Sidoo kale Ra’isulwasaare C/weli Maxamed Cali waxa
uu si kooban u sharaxay 8dii bilood ee lasoo dhaafay waxyaabaha ay
xoogga saartay Xukuumadda haatan jirta waxaana uu xusay in waxbadan
oo ay Ammaanka ugu horeyso wax laga qabtay iyo dhameystirka
Dastuurkan cusub oo Diinta Islaamka ay saldhig u tahay,Diin aanan
aheyn Islaamna dalka ka jiri Karin hadana weli Umaddu u furantahay
inay qabyo qoraalka Dastuurkan wax ka bedeli karaan.
Ra’isulwasaaraha waxa uu dhanka kale ku dheeraaday
marxalada maanta la joogo iney muujineyso sidii dalka uu ku yeeshay
Dastuurkii 1960kii kaasi oo ay markiisii hore ansixiyeen Ergey kooban
Sanad kadibna Shacabka afti looga qaaday,maantana ay ansixindoonaan
marka hore Ergey gaareysa 825 oo qeybaha bulshada la tashiyo la
sameynaya kadibna marki cadawga dalka laga xoreeyo afti shacabka
looga qaadayo.
Ra’isulwasaare C/weli Maxamed Cali waxa uu mahad
ballaaran u celiyey Geesiyaasha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya
oo iyagu u istaagay iney dalka Cadawga ka xoreeyaan islamarkaana ay
iyagu sabab u yihiin guusha maanta la taaganyahay waxaana uu ugu
dambeyntii Ra’isulwasaaruhu la dardaarmay Odayaasha Dhaqanka oo uu
kula dardaarmay iney si gaar ah uga fikiraan Cida ay usoo xulayaan
Masiirka Umadda Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isaguna khudbad ka jeediyey Xaflada
Furitaanka Shirka Odayaasha Dhaqanka ayaa ugu horeyn Dhaqanka
Soomaaliyeed kusoo dhaweeyey Muqdisho iyo Shirkan qiimaha leh waxaana
uu Alle uga mahad celiyey Fursadan uu maanta Umadda Soomaaliyeed
gacantooda kusoo celiyey aadna uu ugu faraxsanyahay islamarkaana uu
rajeynayo in Odayaasha Dhaqanku ay soo saaraan Dowlad Cusub oo dalka
Hanata,waxbadanna u qabata Dadka.
Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhanka kale u
mahad celiyey Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Afrika
ee taageeraya waxaana uu xusay in Dastuur la’aan ay tahay Dowlad
La’aan,Dowlad La’aanna ay tahay nin in nin walba oo xoogiisa
socdo taasina dhibaatadeeda lasoo arkay.
Ugu dambeyntii waxa uu Gudoomiyaha Baarlamaanka ugu
baaqay qeybaha Bulshada iney taageeraan Dastuurkaan iyo hanaanka hada
socda lagamamaarmaanna ay tahay in lagu wada qanco danta Guud,loona
tanaasulo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane
Shariif Sheekh Axmed oo ugu dambeyntii Khudbad ka jeediyey
Xaflada ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay inuu jecelyahay inuu
odayaasha dhaqanka kusoo dhaweeyo Caasimadda waxaana uu yiri”kusoo
dhowaada magaaladiinii”.
“Maanta waa maalin taariikhi ah oo ay Umadda
Soomaaliyeed u diyaar garoobeyso iney ka gadubto marxalad kala guur
ama KMG ayna u gudbaan marxalad Caadi ah taasina waa wax ay xaq u
leeyihiin”ayuu Yiri Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa dhanka kale si
kooban uga sheekeeyey dhibaatada ay leedahay KMG sidaasi darteedna ay
lagama maarmaan tahay in si dhibaatadaasi looga gudbo isna laga gudbo
KMGnimada shirkanna uu bilowyahay sidii marxaladaasi looga gudbi
lahaa.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in odayaasha Dhaqanka ee
ku kulansan Muqdisho ay yihiin Dhaqankii saxda ahaa islamarkaana
aysan shaki ku jirin in Umadda Soomaaliyeed ay ku qanacsanyihiin waxa
ay soo xulaan iyo waxa ay ansixiyaanba waxaana uu xusay inuu
rajeynayo iney ku guuleysan doonaan howshooda.
Mar uu Madaxweynuhu ka hadlay Dastuurka ayuu yiri”
majirto umad noolaan karta Dastuur La’aan lagasoo bilaabo markii
aynu xurnimada qaadanay ilaa hadana aan raadineyno,qabyo qoraalka
Dastuurkana sida Ra’isulwasaaruhu sheegay hada ayaa nalasoo
gaarsiiyey sidaasi darteed waxaan gaarsiin doonnaa guud ahaanba
Shacabka dhinac walbo”
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa dhanka kale
xusay in Marxaladda la marayo maanta ay tahay marxalad wanaagsan oo
aynu u taagannahay Dowladnimo iyo Waxdhisid,Dowladnimaduna ay tahay
waxa qof walba uu ku helayo Xaqiisa si siman oo Cadaallad ah.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in Dastuurkan uu
aaminsanyahay inuu waxbadan oo wanaag iyo horumar ah dalka iyo dadka
u horseedi doono waxaana uu u mahad celiyey dhammaanba xubnihii ku
howlanaa qabyo qoraalka Dastuurka.
Mar uu Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed soo hadal
qaaday hirgelinta Road-mapka ayaa ayaa sheegay in hirgelintiisu ay
meel wanaagsan mareyso maadaama maanta shirka furmay lagusoo xuli
doono ergada ansixindoonta Dastuurka kadibna Baarlamaan cusub ay soo
xulaan sidoo kalena ay Dowladdu ku guuleysatay Dhismaha Ciidammada
Qalabka Sida ee Soomaaliya.
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa soo hadal
qaaday in Siyaasadda hada socota hanaankeeda uusan cidna ka xirneyn
oo qof walba oo Soomaali ah ay u furantahay xaqna uu u leeyahay balse
dadka qaarkood sida ay wax ku raadinayaan aysan habooneyn
islamarkaana aysan aheyn wax wanaagsan in ayadoo dan siyaasadeed la
fiirsanayo dadka fowdo iyo burbur loo horseedo taasina natiijada ay
leedahay ay Umadda ka dheregsantahay maanta.
Ugu dambeyntii waxa uu Madaxweyne Shariif Sheekh
Axmed ka hadlay barnaamijyada horumarinta ah ee dalka lagu
hormarinayo ee ay Dowladdu wado waxaana uu xusay in Dowladdu hada ay
ka go’antahay dhameystirka horumarinta dalka oo ay ugu horeyso
KMGnimada oo dalka laga saaro islamarkaana maanta ay Shacabka
Soomaaliyeed iftiinkeedii haayaan maadaama ay jiraan horumarro laga
gaaray dhinacyada Ammaanka,Siyaasadda, arrimaha Bulshada iyo dhinacyo
kale badan horumarradaasina ay horseedeen in dalka lagu qabto shirkan
maanta,dowladihii horey dalalkooda ugu martigelin jireyna Shirarka
Soomaaliya quseeyana ay maanta mudan yihiin Mahad celin.
Baraaweland Press waxey idiin soo gudbindoontaa
liiska magacyadda madax dhaqameedyada sida rasmiga ah loo aqoonsadaey
ee ka qeyb galay shirkii maanta uga furmay Xarunta gaadiidka Booliska
ee degmada C/casiis
Goor walba iyo meel walba wararka kala soco
Baraaweland Press
wariye Maxamed Maliice
Muqdishu
baraawelandpress@hotmail.com
Thursday, 3 May 2012
1. Somali flag TFG
2. Somaliland state flag
3. Puntland state flag
4. Galmudug state flag
5. Baraaweland state flag
2. Somaliland state flag
3. Puntland state flag
4. Galmudug state flag
5. Baraaweland state flag
6. Azania state flag
7. Udubland state flag
8. Ceelbaraf state flag
9. Central Somalia state flag
10. Khatuma state flag
11.Ximin & Xeeb State flag
12.Maakhir state flag
13.Waax iyo waadi state flag
14.Dooxada shabeele state flag
15.Alshabaabland state flag
16.Jubaland state flag
17.Awdalland state flag
18.Hiiraanland state flag
19.Mareegland state flag
20.South west state flag
21.Raascaseyrland state flag
22.Jubarasa state flag
23.Ahlusunaland state flag
24. Salal State flag
25. Ceelbuur state flag
26. Banaadirland state flag
Finally think twice before liking or trying an answer
Thanks
7. Udubland state flag
8. Ceelbaraf state flag
9. Central Somalia state flag
10. Khatuma state flag
11.Ximin & Xeeb State flag
12.Maakhir state flag
13.Waax iyo waadi state flag
14.Dooxada shabeele state flag
15.Alshabaabland state flag
16.Jubaland state flag
17.Awdalland state flag
18.Hiiraanland state flag
19.Mareegland state flag
20.South west state flag
21.Raascaseyrland state flag
22.Jubarasa state flag
23.Ahlusunaland state flag
24. Salal State flag
25. Ceelbuur state flag
26. Banaadirland state flag
Finally think twice before liking or trying an answer
Thanks
WHAT
DO YOU KNOW ABOUT BARAAWELAND STATE OF SOMALIA?
Baraaweland
State of Somalia is one of the Autonomous administration located in
south Somalia and aims to create an independent administration in
the South region of Somalia. Unlike and is willing to unite with the
rest of Somalia under a federal government structure
SEE THE
BELOW DETAILED INFORMATION!
Prior in
1990 Lower Shabelle, Middle and Lower Juba regions have been most
highly effected regions in Somalia when waring parties have been
clashing to ethnically cleansing the true inhabitants of these
regions who are now founded elsewhere in the globe after they were
forced to flee their homeland by those intruders/invaders. These
regions who sought to create their own administration are largely
members of the TUNNI sub-clan of the Digil and Mirifle who dominate
these regions.
Efforts to
set up this independent administration, has began in 2009 the
administration would allow for development and stability of the
regions.
This
Autonomous administration brings together all the clans and sub
clans, inhabitants, aboriginals, dominants who are the genuine
inhabitants of these regions including the Jareer community, Bajuni,
Biimaal and etc however the majority dominant/inhabitants of the
three regions are the TUNNI of the DIGIL and MIRIFLE member, the
TUNNI clans itself consisting of 20 clans in turn of 36 sub clans and
speak their own Dialects similarly to Maay speaking communities in
south Somalia
The city of
Baraawe is one of the longest aged coastal town in the history and
was one of the biggest trade center in Africa, far Asia and Egyptians
and as many scholars have written a remarkable story of the city
Currently founded in the international historic Archives in Asia,
Gulf and Europe (Portugal and Greece) its the plight of Baraaweland
inhabitants to decide set this peaceful autonomous administration
The name
Brava, Baraawe, Barawa, Bravanese refers to the environment and the
aboriginal dominant tripes/clans/community resided this land which
are the TUNNI shangamaas communities
The
administration have not yet officially declared but are in the
process of setting up its structure which after approved may consist
of proposals that will be presented by the elect constitutional
committees
BARAAWELAND
STATE REGIONS
The Lower
and Middle Juba regions comprise the districts of Kismayo,
Jilib, Jamaame, Hagar, Afmadow, Badaadhe, Bua'ale and Sakow.
They have a combined area of 1085 square kilometres with a coastline
of 730 kilometers. The regions are bordered on the south by Kenya, on
the north by the Gedo region, Bay and Lower Shabelle regions. With an
estimated population of 2 million people, the predominant clans are
TUNNI, JAREER, DIGIL, and RAHANWEIN The three regions are the most
fertile lands in Somalia and constitutes one of the principal
bread-baskets of the country
LOWER
SHABELLE REGION
The Lower
Shabelle region lies to the west, northwest, and southwest of
Mogadishu. It is bordered to the south by the Juba region, to the
east by the Indian Ocean and Mogadishu, coastal areas and semi-desert
stretches such as the Brava district. The region comprises eight
districts: Merka, Afgoi, WanleWeyn, Qoryoley, Sablale, Barawa,
Kuntuwarrey and Awdegle. It has an estimated population of 2 million
The population are classified under four categories; nomadic
agricultural, agricultural, nomadic, and urban sedentary. The people
of Baraaweland State of Somalia speak their own dialect and Somali
The capital city of Baraaweland State is Baraawe
The
administration have set its flag which compose of three colors Green
on top Blue center and Brown bottom written Baraawenad State whit
black ink, the green represents this fertile land while Blue is the
Nationwide and Brown the color of the people, sand, rivers and
culture please do not hesitate to contact the counsel of elders at
baraawelandstate.gov@gmail.com
Subscribe to:
Posts (Atom)

